Cawinida aad uurka ku yeelan karto

preg-test

Approximately 10-15% of people who want to have children have had problems with involuntary infertility at some point. Reasons for involuntary infertility depend just as often on factors in women as in men or a combination thereof. Sometimes no explanation can be found. Involuntary infertility might depend on factors that are beyond a person’s control, such as an inherent deviation or illness. Lifestyle habits may also affect the chances of getting pregnant. Healthcare offers investigation and treatment to infertile couples and single women. Around one in four manage to conceive a child after in vitro fertilization (per attempt). Often, it is necessary to undergo repeated treatments before one manages to conceive. The older the woman is the less likely she is to conceive. Most clinics have an age limit (around 40 years old) and sometimes also a weight limit for fertility treatment. Research has shown that many men and women overestimate the chances of having children with the help of assisted reproductive technologies.

Keydinta ugxaanta, ama keydinta ugxaanta bacrimin, waa mid ka mid ah hababka ugu dambeeyay ee tiknoolajiyada taranka. Waxay micnaheedu tahay in aad dib u dhigan karto uurka sababo caafimaad dartood ama sababo kale, tusaale ahaan.

Iyada oo la kaashanayo “farsamooyinka qaboojinta”, ugxaanta aan bacrimin waa la qaboojin karaa si loo isticmaalo mustaqbalka. Tani waxay ka dhigantahay in aad si dhaqso ah u qaboojiso ugxanta, laakiin si tartiib ah u dhalaalisid. Iyada oo la kaashanayo waxa loo yaqaan ku-durida il-ma-aragtay shahwada, ugxaanta ayaa markaa kadib la bacrimiyaa.

Si loo keydiyo ugxaanta aan bacrimin, qofka waa in marka hoe baaritaan maraa baaritaanka kaasoo kaydka ugxaanta jirta lagu baarayo iyada oo la adeegsanayo saambalo hirarka iyo dhiiga. Da’da iyo shuruudaha kale ee caafimaadka oo wadajir ah ayaa waxaa la go’aamiyaa in qofku ku habboonyahay daaweynta.

Waa maxay fursadaha guusha? Keydinta ugxaanta runtii waa tiknoolajiyad cusub. Daraasadihii la sameeyey waxaa ay tilmaamayaan in fursadaha uur qaadista yahay mid la mid ah sida ku riminta shahwo minka. Asal ahaan, da’da ugxaanta marka la qaboojiyey ayaa ah arrinta muhiimka ah.

Yaa loo ogolyahay inuu keydsado? Ma jiro dalka Iswiidan wax sharci ah oo ku saabsan arrinta “keydinta ugxaanta”. Rugaha caafimaadka ee bixiya sameeya keydinta ugxaanta waxay leeyihiin xeerarkooda iyo talooyinkooda. Xaddiga da’da loogu talagalay keydinta ugxaanta waa 40 iyo 45 marka ugxaanta bacriman dib loogu celin karo ilmo-galeenka.

« dib u noqo kan ku xiga »