Qorshaha mustaqbalka

Madooneysaa noloshaada inaad caruur yeelato? Qorshaha taranka nolosha wuxuu ka koobanyahay rabitaankada inaad caruur yeelato iyo inaadan yeelan, iyo qorshe ah sidaad ugu guuleysan laheyd yoolkaaga.

MAXAY FAA’IIDO OO EEY LEEDAHAY IN LA YEESHO QORSHAHA TARANKA NOLOSHA?

  • Si aad qatarta inaad qaado uur anan loo baahneyn.
  • waxay kor u qaadeysaa fursadaha ah inaad hesho caruur in alaale inaad intaad jeceshahay.
  • waxay kor u qaadeysaa caafimaadkada iyo suurta galnimada caafimaadka carurtada mustaqbalka.

Waxaa jiro arrimo badan oo door ka ciyaaro inaad cunug dhasho. Kuwo kale oo ka mid ah,Bacriminta. Lifaaqa hoose Qorshahaaga taranka ee nolosha waxaad dajin kartaa qorshahaaga taranka nolosha.

« dib u noqo kan ku xiga »