Qorshahaada taranka noolashaada

Qorshaha nolosha taranka ayaa kaa caawin doona inaad ka fakartid rabitaankaaga inaad dasho ama aad dhalin carruur. Samayso qorshahaaga nolosha taranka shaqsiyadeed. Ka dejiso shaxda diyaarsan here

Haddii aad rabto in aad fiirsato caadooyinka noloshaada oo aad sarre u qaado caafimaadkaaga uurka mustaqbalka, qaar ka mid ah saldhigga doodu waxay noqon kartaa mid faa’iido leh. Soo daabaco oo soo keen la kulanka umulisada/dhakhtarka. Ka dejiso shaxda diyaarsan here

« dib u noqo kan ku xiga »