Tijaabi aqoonta aad u leedahay bacriminta Ka dooro mid ama dhowr ikhtiyaaraad su'aal kasta. Guji badhanka xiga si aad u bilowdo Waydiimaha! 1. Muddo intee le'eg ayay ugxaanta ku bacrimi kartaa?24 saac72 saac120 saac2. Mudo intee le'eg ayay shahwadu ku dhex noolaan kartaa xubnaha taranka haweenayda?12 saac24 saac120 saac3. Bacriminta waxay si tartiib ah hoos ugu dhacdaa da'da. Da'dee ayay jirtaa hoos u dhac weyn oo ku yimida bacriminta dumarka?30 jir35 jir40 jir4. Goorma ayaa lagula talinayaa haweeney inay bilaawdo qaadashada nacfiga dheeraadka ah ee foolik aaysidh haddii ay qorsheyneyso inay uur yeelato?Ugu yaraan hal bil ka hor uurkaXilliga uur qaadistaBisha ugu horeyso uurka5. Maxaa saameyn ku yeelan kara bacriminta dumarka iyo ragga labadaba? Sigaar-cabbista Miisaanka Da’da6. Waa maxay celceliska da'da uurka koowaad ee haweenka ku nool dalka Iswiidan?~25 jir~29 jir~35 jir7. Waqtigee wareegga caadadu ugu suurtogalnimo badan inaad uur yeelato?Maalmaha caadada soo dhowdahayXilliga caadadaXilliga ka horeya ama ka dambeya daadinta ugxaanta8. Intee in le'eg ayey tahay celcelis ahaan inaad uur ku yeelato ku riminta shahwo minka isku day kasta?5-10%25-30%55-60%9. Goortee xilliga wareega caadada caadada ugxan daadistu dhacdaa?7 maalin ka hor caadada14 days ka dib caadada21 days ka hor caadada10. Ma doonaysaa inaad caruur dasho?HaaMayaMa huboTime is Up! « dib u noqo kan ku xiga »