Ma doonaysaa inaad wax ka badan ogaato?

MA QABTAA SU’AALO DHEERAAD AH AMA MA DOONAYSAA INAAD QOF KALA HADASHO QORSHAHA TARANKA NOOLASHAADA?

Umulisooyinka waxay ka shaqeeyaan rugaha caafimaadka dhalinyarada waxayna diyaar u yihiin inay ku siiyaan talo. Waxa kale oo aad ka heli kartaa qof aad la hadsho rugaha caafimaadka RFSU iyo SESAM ama cudurada galmada. Gudaha 1177.se waxaad ka heli kartaa macluumaad ku saabsan rugaha caafimaadka ee ku yaal meel u dhow halka aad ku nooshahay.

« dib u noqo