Maya

Maya

Laga yaabo inaadan rabin gabi ahaanba, laga yaabo inaadan rabin caruur adiga aad dhashay ama laga yaabo inaad heysato tiradi caarurta ee aad u bahneed. Qorshaha taranka nolosha waxaa laga yaabaa inuu aad muhiim ugu yahay kuwa anan dooneyn iney caruur yeeshaan ama uur qaadaan.

Waxaa jiro qaabaab badan oo aad iskaga ilaalin karto inaad qaado Uur aadan u rabin.

  • Qaababka uurka looga hortago keebaa kugu haboon?
  • Sidee baad iskaga ilaalin kartaa cuddurada galmada laysu qaadsiiyo?

Ka taxadar noloshaada. Xitaa hadii aadan rabin caruur, taranka wanaagsan iyo galmo caafimaad leh waxay muhiim u tahay naftaada.

Halkaan waxaad ka aqrin kartaa macluumaad intaa ka badan oo ku saabsan “Uur-qaadista” iyo “infekshanada galmada laysu qaadsiiyo”.

Ku laabo biloowga