Guriga

Miyaad rabtaa carruur inta aad nooshahay? Qorshaha taranka noolasha wuxuu ka koobanyahay rabitaankaaga inaad dhasho caruur ama inaad dhalin, iyo qorshaha sida lagu gaaro himiladaada. Qorshahani wuu isbedeli karaa inta aad nooshahay. Waxa ugu muhiimsan waa inaad ogtahay waxa muhiimka kuu ah. Shabakadani waxa ay ka koobantahay macluumaad iyadoon loo eegin inaad rabto carruur inaad dhasho ama aad rabin.